Maamul Goboleedka Puntland oo maanta soo saaray Awaamiir cusub (Akhriso)

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu ilaalinayo afka Soomaaliga loogana hortagayo afafka qalaad ee lagu qoro goobaha ganacsiga iyo boorarka xayeesiinta. Qoraal kasoo baxay Wasaarada warfaafinta ,dhaqanka iyo Dalxiiska maamulka Puntland ayaa shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ku fartay ilaalinta afka Soomaaliga lana joojiyo in boorarka iyo goobaha ganacsi lagu qoro … Continue reading Maamul Goboleedka Puntland oo maanta soo saaray Awaamiir cusub (Akhriso)